Ra’isul Wasaare Boris Johnson oo guul daro siyaasadeed ku dhacday

Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka Britain  Boris Johnson waxaa lasoo darsay guul daro siyaasadeed kadib markii maanta aqalka sare ee dalkaasi ansixiyeen sharci ku qasbaya inuu dib u dhigo ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub. Boris Johnson, ayaa niyad jab xoogan kala kulmay sharcigan cusub ay ansixiyeen aqalka sare, waxaana sharcigan qabyada ah u baahan yahay ogolaanshaha … Continue reading Ra’isul Wasaare Boris Johnson oo guul daro siyaasadeed ku dhacday